Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak on October 01, 2012, 05:33:45 PM
-
ASC,.
Waxaa in dhawayd nin aanu qol wada daganahay uu isku arkay, in labada kilkilood aad ka soo baxeen waxaad moodo sidii KASOOBAX.
Hadaad u fiirsatana maahan ka soo bax, oo ka soo baxa waxaa lagu yaqaanaa mudo kadib inuu afyeesho, lkn waxaad ku waydiinayaa DR; sxbkay wuxuu is ticmaalaa Barafoonada lamarsado Kilkilooyinka...\
Makeeeni karaan ciladaas Barafoonadaasi?
mise waaa Qanjir iska Bararay?
Walina dhakhtar uma tagin, laakiin wuxuu is ticmaalaa Kiniinka layiraahdo Penicilin V.
Arintaasi cilid makeeeni kartaa..
-
Qanjirrada oo bara sida kuwa kilkilaha ku yaallo waxay tilmaamayaan in ay jirto xanuun infakshan ah ama xagga dhiigga ah, waana arrin halis noqon karto oo waxaa kula talisaa saaxiibkaa in uu la xiriiro takhtar si loo ogaado waxa soo barariyay qanjirrada.
Barafuun la istimcaalo ma keento cilladaan, daawadane ma keento.