Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on November 13, 2012, 10:05:23 AM

Title: Su'aal: Hilibdalqe?
Post by: Nuur12 on November 13, 2012, 10:05:23 AM
Waan idin salamay salan ka dib waxan qaba 2 su aalod mid ma jiraa hilib dalqe mise ma jirto mala jari karaa maxaa keena ta labaad timirtu maxay faa iido leedahay dhibaato maxay leedahay dhiiga ma kordhisaa.
Title: Re: Su'aal: Hilibdalqe?
Post by: SomaliDoc on April 24, 2013, 11:41:59 AM
Halkaan ka akhriso, hilib dalqe muxuu yahay? waxa la jarane ma dalqaa? ma saxbaa in la jaro? iyo jawaabo kalaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4864.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4864.0.html)

Halkaane waxaad ka helaysaa qoraal ku saabsan waxtarta timirta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5274.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5274.0.html)