Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saad on January 20, 2013, 01:00:35 AM

Title: Su'aal: Canbaar madaxa ka soo baxday?
Post by: Saad on January 20, 2013, 01:00:35 AM
waxa igu dhacday markaan yaraa canbaar taaso igaga dhacday madax waxan ah qof aan ku fiicnayn daawo qaadashada oo waan necba marka dhakhtarka dawadiisa maan qaadna marki hore dhibco yaryar oo cadcad ayay ahayen se marki danbe een timaha la baxay nabaro ayay isku badeleen  oo gadod oo kale ayay noqden waxan u tagay sheekh dhir ayuu isiiyay waan ku bugsaday se meelihi nabadrad ahaa timihi way ka tageen marka maxan kula tacaali kara si aan timahaygi usoo celiyo
Title: Re: Su'aal: Canbaar madaxa ka soo baxday?
Post by: SomaliDoc on March 11, 2013, 08:40:00 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan canbaarta madaxa gasho: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1682.msg5651.html#msg5651 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1682.msg5651.html#msg5651)

Mideeda kale xanuunkaaga la tacaalkiisa kala xariir takhtar aqoon u leh cudurrada maqaarka.