Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yaasmiin axmed on May 15, 2013, 09:00:19 PM
-
asalaamu caleykum wr wb awalan waxaan idinka mahad celinaya in aad noo samesen webkan si aan suashan rabno noolaga jawabo afkena hooyo thaniyen waxaan leeyahay taqaatirta baarakallaahu fiikum intaas ka dib waxaan raba in aad ii sharaxdan waa maxay pco?
maxaa keena iyo sidee loo daaweya mana yahay cudur halis ah jazakumullaahu kheyran
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka aad na waydiisay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3126.0.html)