Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on May 22, 2013, 02:15:41 PM

Title: Su'aal: Umulaha iyo Dhaxamoonta Habeenkii
Post by: CilmiSabca on May 22, 2013, 02:15:41 PM
Asc. Salaan ka dib.
Dhakhtar,
waxaan rabaa in aad wax nooga sheegto waxa keena, waxa ay tahay iyo waxa dhib ah ee ka dhasha; haddii haweenayda Umusha ah ay si dhab ah u dhaxamooto (qaboow dartiis)
dhaxantaas oo umusha ku khasabta in ay busteyaal huwato xiliyada habeenka intiisa dambe.
Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Umulaha iyo Dhaxamoonta Habeenkii
Post by: SomaliDoc on August 24, 2013, 11:08:35 AM
Dhib khaas u ah haweenka uurka leh oo u keeni karo cimilada qabow ma jiraan. taasi waxay kala mid tahay haweenka aan uurka lahayn.