Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Najax on June 10, 2013, 07:32:20 PM

Title: Su'aal: Waxaa la iga sheegay tuberculosis aan active ahayn?
Post by: Najax on June 10, 2013, 07:32:20 PM
sc waxa laygu shegay topercoluse TB oo aan active ahayn.waxay igu dhahen markasta way kugu dhici karta TB da.mala yaabaa inaysan igu dhicin.sidee isaga ilaalin kara si aysan igu dhicin anigoo aan dawo qaadan.
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Waxaa la iga sheegay tuberculosis aan active ahayn?
Post by: SomaliDoc on August 24, 2013, 01:41:48 PM
Halkaan ka akhriso qoraal wacyi galin oo ku saabsan tb-da: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,266.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,266.0.html)