Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bardacad33 on July 21, 2013, 11:14:27 AM

Title: Su,aal cunista qubada
Post by: Bardacad33 on July 21, 2013, 11:14:27 AM
Asc bacda salaan hadan ugudbo su,asheyda wa cunista kalunka loyaqan qubada ama didin badedka marka fa,idada e cafimad u ledahay maxysa katarta xaga raganimada
Title: Re: Su,aal cunista qubada
Post by: SomaliDoc on August 23, 2013, 02:57:53 PM
Halkaan ka akhriso faaidada ay leedahay qubada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3355.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3355.0.html)