Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yusra on August 17, 2013, 07:43:59 PM
-
salaam bacda salaam,
dhaqaatiirta and walaalaha bahda cafimadka waxan idin waydinaa suaasha ah,when do we use the term hyperllipidemia or high lipid
is it when total cholesterol high or
HDL high or
LDL high or
VLDL?
do they have 2 be high all of them at the same time or there is specific one that we consider most significant and ignore the rest whether they are low or not.
-
Hyper" macnaheedu waa kacsanaan, Lipd" macnihiisu waa dufan, emia" waa dhiigga.
Marka macnihiisu waxay isku noqonaysaa, dufanka oo dhiiga ku badan.
Dufanka way noocyo kala duwanaan karaan, way kala cabir duwanaan karaan.
VLDL iyo LDL waa dufanka xun hadii ay kacsan yihiin.
HDL waa dufanka wanaagsan haduu kacsan yahay.
Intaas oo dhan ayaa cholesterol la isku dhahaa.
Marka hadii la dhaho qofkaan wuxuu qabaa hyperlipedemia waxaa kacsan kolostaroolka, oo macnihiisu tahay waxaa kacsan VLDL ama LDL.
-
it was helpful,waa mahadsantahaywalaal.