Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qays on November 06, 2013, 07:20:58 PM

Title: Su'aal: Jajabka Lafaha?
Post by: Qays on November 06, 2013, 07:20:58 PM
asc salaan ka dib waxaan aad u daneenaya inan wax ka ogaado side laf jabtay ku kabmi karto cunto noocee ah ayaa loo cuna oo dadajin kara inay bugsato ma jiraan dawoyin vitamins ah oo lo qaato healingka ino dadajiyo soo jeedka habeenki dib u dhac maku keni karaa inay bugsato lafta.

waad mahadsan tihiin
Title: Re: suaal ku sabsan jajabka lafaha
Post by: Dr.Tulip on November 07, 2013, 06:05:09 AM
Aleykom salaam ..walaal Qays malaha cunto kaar ahan dadajin karta jabnenka,lakin waxyaabaha  dadajin kara iney ku kabmato aya sidatan ah :-
 

- Da'ada /cimriga (Caruurta aya durba /dhakhso ku kabmata.iyo dhalanyarada)..

-Nooca jabnin ka (xubinta jaban)..

-dhakhtar ka oo si fican u kutey wajibkesa (Kabnen ka )


Iyo dhaqdhaqaaqa layareyo khasatan isbucayada uku horeya

Sido kale cunto dheylitiran ..cuntoyinka (Calcium iyo Vitamin D) ku badanyahay ayakana wa lakama maarmar iney wajbadaada malinti ku jirto

-Kalunka/Malayka..
- Ukunta..
-Beerka..
-Iyo dhamaan all types of dairy products, including milk, cheese, butter, yogurt..

walaal jirka waxu ubahanyahay nasasho ama istiraaxa ..hurdada cafimad ka ah waxa waye inu qofka u seexdo muda an ka yareen (8-6 sacadood).

waxi kale ad su'al qabto walaal wad naweyn deen kartaa ^_^