Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: MAANKA on December 26, 2014, 12:06:55 PM
-
asc walaayaal waad mahadsantihiin marka hor waxaan rabay xulbada caruurta yar mala siin karaa 10 jir ilaa 6 jir
-
Mahadsandi Wlalaal, Xulbada (Fenugreek) lama hubo in ay ammaan(nabad) u tahay caruurta, mana jirta warbixin qeexeysa isticmaalka xulbada ee caruurta. inkasto warbixin qaar ee sheegayaan in ay sababto mayir-doorsoomid caruurta iyo ur aan caadi aheyn.
fadlan ha siinin dhir-daaweed caruurta adiga oo la tashan daqtarka caruurta
Halkaan ka aqriso Faaidada Xulbada (Benefits of Fenugreek / Methi Seeds)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.msg11799.html#msg11799 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.msg11799.html#msg11799)