Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aamino on December 27, 2014, 07:08:56 PM
-
Su al midhicirada haday shaqada yareyan ama ay dufanka kadhamado maxa usabab ah maxase lagu daweya?
-
Mahadsanid, Walaal su'aashaada ma faahfaahsana, tusaale ahaan waxaa jirra laba nooc oo mandhicirro ah mid weyn iyo mid yar, hadaba adiga midkee ka hadleysaa?.
Dhinaca kale guud ahaan arinta dufanka mala fahmin ee sharaxaad dheeri ah ka bixi