Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aamino on December 28, 2014, 09:37:50 PM

Title: Su'aal: Waxa islaamaha laga gubo si ay uur u qaadaan?
Post by: Aamino on December 28, 2014, 09:37:50 PM
Waxan idin waydinaya waxa jira dhaqanka somalida wax ay islamuhu kudaweyan dumarka marka ay hore ur uqadiwaydo tas oo ah in ay kaguban cadyar oo ku yala meesha kadimarenka dumarka  macnaha alabta dumarka aya kawada   ilahadana wala sameya melo yurubta kamida  marka waxan idin waydinlaha  cadka lagubayo muxuyahay ma cad dherad ahba majirki qofka oo lagubaya ma dhaqan somaliba mise wa wax jira waxana jirta in dumarka marka lagubo ay horadiba uurka qadan intooda badan bal halaiga jahil bixiyo idinka oo mahadsab
Title: Re: Su'aal: Waxa islaamaha laga gubo si ay uur u qaadaan?
Post by: SomaliDoc on December 29, 2014, 12:04:52 AM
Halkaan ka akhriso jawaab hore oo laga bixiyay su'aashaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.msg10000.html#msg10000)