Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak on January 10, 2015, 09:37:21 AM

Title: Su'aal: Ciradka Ilkaha oo Sii dhamaanaya?
Post by: Abdirizak on January 10, 2015, 09:37:21 AM
Asc.
      Hadii aad isku aragto in uu sii dhamaanayo Ciridka haya ilkaha qaybta hoose. aadna dareemayso in ilkaha hoose ay ka soo baxayaan ciridka tartiib tartiib, aynu u badan tahay inay ilkuhu kaa soo daataan. Isla markaasna aadan joogin meel dhakhtar ilkaha ah joogo. marka hore maxaa kuula gudboon inaad samaysid si aad ka hortag u samayso isdaawaynta ka hor.
Title: Re: Su'aal: Ciradka Ilkaha oo Sii dhamaanaya?
Post by: SomaliDoc on January 10, 2015, 01:42:01 PM
Ciridka oo hoos u gurto ama ilkaha ka guuro, waxaa keeni karo cudurro dhowr ah oo cirridka asiibo una badan infakshan keento jeermis.
Fadlan halkaan ka akhriso laba qoraal oo la xiriira xanuunkaaga:
1- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html)
2- http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3569.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3569.0.html)

Markaa akhrisatid ka dib, haddii aad weli su'aalo sii qabtid na soo waydii.