Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hawakalif on January 10, 2015, 10:11:28 PM

Title: Su'aal: Dareen la'aan maxaa daawa u ah?
Post by: Hawakalif on January 10, 2015, 10:11:28 PM
Dareen la'an maxaa lagu daaweeyaa?
Qofkana u yahay qof dumar ah
Galmada markey dhacayso aydan waxne darren lahayn  xita aysan dareemeynin geedka in uu ku jiro iyo in kale!
Fadlan  bal sheega maxaa la sameeyaa?
Title: Re: Su'aal: Dareen la'aan maxaa daawa u ah?
Post by: SomaliDoc on January 12, 2015, 11:43:59 AM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal si faahfaahsan uga hadlayo kacsi-yarida dumarka iyo waxyaabaha keeni karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html)

Markaa ka bogatid akhrinta qoraalkaas, haddii aad u sii baahan tahay faahfaahin dheeraad ah ama aad qabtid su'aalo la xiriira waad na soo weydiin kartaa.

http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)