Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Choukri on January 12, 2015, 06:25:20 PM

Title: Su'aal: Madax xanuunka dhafoorka iyo qadaadka?
Post by: Choukri on January 12, 2015, 06:25:20 PM
asc waad mahadsantin dhaman bahdaa cafimaadka ee somaliadoctor :waxana raaba suu:aasha ahaa waxan qabaah madax xanunu dhaforka iyo madax oo dhanka bidiix iyo qadadka waxan uu ixanuna usbuuciy 3ama4 ishoo wanah yalaligoda ama mataga marka ayaan nafisa wana yar seexda waax dhakhtar uman tagen waxana isticmala xanunu biis oo kaliya wahana qabaah ila yaratiiy haad waxan jiira 27 sano  waxana idiinka sooga waa jawabtina pls .byyyyyyyyyyyy
Title: Re: Su'aal: Madax xanuunka dhafoorka iyo qadaadka?
Post by: Drkheyre on January 13, 2015, 06:03:05 AM
Madax xanuunka wuu noocyo badan yahay, calaamado kala duwan wuu yeelan karaa, si aad fikrad uga qaadato noocyadiisa iyo waxa ay ku kala duwan yihiin, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html)