Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zadiiq on February 05, 2015, 11:39:43 AM
-
Ascwrwb
Dr. Waxaan isku arkay mudo sanad ku dhaw waxaad finan moodo ama burooyin yaryar oo iga soo baxay bisqinta ilaa guska salkiisa wa burooyin yaryar wax xanuuna iguma hayaan marka aan timaha bisqinka iska xiirayo sakinta wan ka ilasha marmar ayay gacantu iga dhacda dhiig yar unbana ka yimaada marmar dhifana cuncun waan ka dareema magaranayo waxay yihin fadlan iga jahil bixiya
Ws.
-
Fadlan la xiriir takhtar maqaar, waa in la argaa marka hore burooyinka aad tilmaantay, xanuuno kala duwan ayaa keeni karo calaamadaha aad tilmaantay, waxaana ka mid ah Honqorta / Roqorta bisqinta gasho: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2842.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2842.0.html)