Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on February 23, 2015, 06:35:45 PM

Title: Su'aal: Gaastarik ma leeyahay laabta oo ku dikaanta?
Post by: Abdi21 on February 23, 2015, 06:35:45 PM
Digtoore waxan isku arkay markii ugu horeeysay laabta oo aad moodo inuu culeeys iga saaran yahay mudo kadibna habeenkii markaan jiifan rabo ayaa laabta i oloshaa mudo yar kadib waxan isku arkay ineey idikaanto laabta oo hadana dhinaca xiga wadnaha aad moodo inuu ixanuunayo wadnaha hoostiisa oo aan moodo inuu wadnuhu i jiidmayo xiliyadaas xitaa ma qiyaasi karo dareen ahaan sida aan ahay waayo aniga dhan ayaadba moodaa inaan bedelmo  dhegaha xitaa waa i cabursamaan gastarik ma leeyahay wax yaabahaas
Title: Re: Su'aal: Gaastarik ma leeyahay laabta oo ku dikaanta?
Post by: SomaliDoc on February 24, 2015, 05:29:45 PM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka gaaska iyo calaamadihiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)