Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaxshaxleey on April 13, 2015, 02:56:05 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno jirka oo difaaca ku yaraado?
Post by: Shaxshaxleey on April 13, 2015, 02:56:05 PM
Asc walaalayaal wan idin salaamay somali.doc  hadii aan su aashayda u gudbo waxaa laygu sheegay in jirkayga difaaciisa aad u yaryahay wax xanuun ah oo wayna ma qabo horayna iiguma dhicin  maxaa sababo marka sideese difaaca jirka kor loogu soo qaadi karaa  dadayda wa 24   hooyana waan  ahay  tan kale cayilka miyuu sababaa in difaaca jirka hoos u dhaco oo uu yaraado
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno jirka oo difaaca ku yaraado?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2015, 10:16:35 AM
Fadlan jawaab laga bixiyay su'aashaada mid la mid ah, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4654.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4654.0.html)
Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheer waad na soo waydiin kartaa.