Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasriin on April 18, 2015, 01:51:25 PM
-
Waan idin salaamay dhamaan inta faaidaysanaysa iyo inta faaidaynaysa
dr aad ayaan ku salaamay
waxan ahay inaan dadeedu tahay 19 waan cafimaad qabaa alxamdulilah lkn mar mar aan class ku jiro kursi kuma fadhisan karo talo iga sii, calashaan kalya xanuun weliba tan bidix.
allah yaxfadakum
-
Qasab ma ahan in kilyaha ay tahay meesha ku xanuunayso, xubin kale ayay noqon kartaa, haddii xanuun dartiis aadan la fadhiisan garin, fadlan u tag takhtar si loo baaro cilalda ku haysata.
Meesha lagaa hayo laguma fahmi karo warbixinta kooban ee aad soo sheegtay.