Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Noura Ail Mohamed on April 27, 2015, 09:24:31 AM
-
asc wll waxan isku argay cajirda xaga hoose inuu ka so baxay waxa mad madow o maqarka sare ah mana ahan cabaar camarta waya catahay lkn tan waa madow waxan isku argay markii igu horeysay an aniga iyo ningeyga isku galmonay marak maxa keeni karo hada waxa xanuun ah igu ma heyso lkn marka an isku galmono aya hafafa ledahay iyo xanuun wayna casan wad mahad santihiin
-
Ma midabka kaliyaa is badalay mise faruuruc yar ama qolof la xoqi karo ayay leedahay, wax calaamado kale oo aad dareemayso sida cuncun ama qoyaan xagga hoose ah ma jiraa?
Ma sii baaba'aysaa baraha madow mise waa sii faafaysaa?
-
asc wll marka hore ha waan leyahay qoyaan waliba saaid ha iyo cunun farabdan lkn cajirda waxa iga so maxay cuncun way lahayen iyo xanuun balse hda malahan ilaa an isku galmono ma ahee tan kale waxad moda marka marka sii dabeyso inay sifafayan wana maqarka sare, waxan kale an wata su,aal kale maraka galmada kadib waxan dareema xanuun bada o xaga warega o dhan maxa keni karo mahadsantiin
-
Waxay u badan tahay wax isla socdo, waana wax jira in aad dareentid xanuun galmada ka dib haddii caabuq ama infekshan xagga hoose uu jiro, fadlan la xiriir dhakhtar.
Akhriso qoraalkaan ku saabsan infekshanka ku dhawaca haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html)