Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on May 08, 2015, 04:44:13 PM

Title: Su'aal: Sidee lagu xalliyaa raadka Siigeysiga?
Post by: Saleeban Axmed on May 08, 2015, 04:44:13 PM
wllo jasaakalaah khayr
  wll waan siigaysan jiray qoraalo badan oo xagiinaan markaan akhristy waan ka wantoobay markaa lkn raad ayay ugu yeelaty waxaa kamida biyaha oo iska yimaada markaan saxaroonayo xiniinyo xanuuun diirkii oo ku dhagy xiniintiiii permanant ejaculaton kana iyadaa sababta markaaa wllo maxaa xal ah sideense sidaydii hore ku soo noqon karaaa mida kale ma dhalays ma noqon karaaaa
Title: Re: Su'aal: Sidee lagu xalliyaa raadka Siigeysiga?
Post by: SomaliDoc on May 11, 2015, 01:48:05 PM
Fadlan halkaan akhriso raadka siigada sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)