Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hussein Aadan on May 11, 2015, 06:17:00 PM
-
Asc digtore waxaa rabaa in jwab la iga siiyo su,aashayda .
Waxaa ahay nin dhalin yara oo shaqeesta nasiinadayda wee yar tahay.
Markaa seexdo habeenkii oo soo kaco subaxdii waxaa soo kacaa anoo qaarka.dambe asoo ixanuunaayo markaa aalmiito sameeyo xoogaa waayara fiicnaana .xanuunkaana waxaa dareemaa ku kudhawaad 2 sano maxaa usababa ?mhdsnidiiin
-
Qaarka dambe halkuu kaa xanuunkaa, ma kalagoysyada mise murqaha? waana murqahee ma kuwa bowdada mise kuwa lugaha?
Ma cagaha ayaa ku xanuuna mise feylaha?
Wax barar miyaa jiro ama shangar laabatooyinka ah?
Howshaada istaag may u badan tahay mise socod dheer ayaa ku jiro?
Ma jiraa xanuun xagga seedaha ama lafaha ee qoys ahaan aad qabtaan?
Fadlan warbixin badan ayaan kaaga baahanahay si aan kuula taliyo...