Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on May 15, 2015, 02:38:00 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunayso qaybta hoose ee xiniinyaha?
Post by: Saleeban Axmed on May 15, 2015, 02:38:00 PM
wllo waxaaa i xanuuna qayba hoose ee xiniinyaha ka hooseeeya ila caloosha wa xanuun isku xidhan mar mar aad iyo aadby u xanuuntaaa markaaa markaa ma ucduurbaa waa maxay
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunayso qaybta hoose ee xiniinyaha?
Post by: SomaliDoc on May 16, 2015, 04:23:40 PM
Xanuun caloosha qeybteeda hoose waxyaabo badan ayaa keeni kara, xanuunadaas qaar way u daadagi karaan xaniinyaha ama qeybaha ka hooseeyo intaba.

Maadaama cabashadaada aysan xadidneyn waxaa habboon in aad aragto dhakhtar guud si uu baaris kuugu sameeyo, xanuunka qaabka aad u tilmaantay laguma ogaan karo waxa ku hayo.

Fadlan halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan xanuunada keeni karo astaamaha aad tilmaantay:
1- Caabuka kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html)
2- Caabuqa qanjirka borostaatada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)

Qasab ma ahan in labadaa xanuun kaliya ay noqon karaan waxyaabaha aad ka cabanayso ee la xiriir takhtar.
Title: qaybta suaalaha
Post by: Saleeban Axmed on May 17, 2015, 10:57:58 AM
adba u mahdsantihiin wllo dhaqaatiirta jasalakah khyr wllo waxan doonayaa in layga jawaabo cuntoooyinka markaan  khaastan local food garawga galayda calooshydu cuntooyunkaa qaarebyna dheefshiiidin a oo iyadoo caadiya iga sooo dhcdaaaa markaan saxaronayo mida kale wllo mxn ku xoojiyaaa  awooda jidhkyga dhinic walba hadii ay noqoto fahnka qaybka,dhinaca awooda jiddka iyo wll xubinyada taranka aadby u yartahay mxn ku wayneeyaaa
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunayso qaybta hoose ee xiniinyaha?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2015, 02:29:06 PM
Halkaan ka akhriso qroaal ku saabsan dheefshiid xumada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)
Midda kale haddii aad doonaysid in aad wanaajisid caafimaadkaaga guud, ka faa'idayso talooyinkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,238.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,238.0.html)