Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Eebaale1 on June 14, 2015, 01:27:45 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cudurka SCIATICA NERVE?
Post by: Eebaale1 on June 14, 2015, 01:27:45 PM
Waxaa xanuun hayaa Xaaskayga muddo sanad ku dhow, waxaan ku sameeyey baaritaan aakhiritaakii waxaa la saaray SCAN X-REY waxa ku sheegeen wax u ege Sciatica Nerne(Waxaa xanuunaya Nervaha lugta bidix laga soo bilabo Sinta Nuulka) waa la qabanaaya mudu saacado ah waana la siidaynayaan Dhakhtarkii xanuun baabi iye kaliya ayuu soo qoray).
Waxaan u baahanay taladiina.
Madsanidiin.
eebaale1
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cudurka SCIATICA NERVE?
Post by: SomaliDoc on June 17, 2015, 11:22:52 PM
Ka Faa'idayso qoraalkaan ku saabsan Su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html)