Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aliyare144 on June 15, 2015, 02:52:56 AM
-
malaga yaaba in ay wax dhibaato ah kuukeeno qaadashada kaniiniyaasha multivitamins ka adigoo wax dhibaato ah qabin?
sidookale, hadii jirkaada daciifnimo ama tabar daro aad dareentid, miyuu ku caawin karaa si tamar buuxda jirkaadu u helo?
waad mahadsantihiin.
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5769.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5769.0.html)