Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hibaq11 on June 19, 2015, 01:40:57 PM

Title: Su'aal: Cudurka Neefta ma la kala qaadaa?
Post by: Hibaq11 on June 19, 2015, 01:40:57 PM
waxan raba inan ogado cudurka neefta mala kala qada hadii ninkeyga uu qabo neefta maka qaadi karo thanks
Title: Re: Su'aal: Cudurka Neefta ma la kala qaadaa?
Post by: SomaliDoc on June 20, 2015, 04:49:22 PM
Neefta ma ahan cudurrada faafa ee la kala qaado sida tiibishada oo kale, laakiin waa la dhaxli karaa.
Waa laga yaabaa caruurtiinna inay neef ku dhashaan, laakiin adiga kama qaadaysid ninkaaga.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Neeft/Xiiqda: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,351.0.html)