Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiqanniy Abdullahi on July 20, 2015, 01:39:20 PM
-
Walal calosha mudo 1 bill bay xanuneysay ila xada wax isbadal man arkiin. Marka saxani rabo xanunka aad bay u badanaya... Doctorka ban u tagey lakiin wax dib malahan bu leyahay...marka half biyo cabo calosha full bu noqonaya marka wax badan an cabo waan mataqaya.....moos iyo cano ban iskushidey lakinse sided waye...Walal wax dawo miyay loheli karaa......
-
calool xanuun, dibbiro iyo dharagsanaan joogto iyo matag waxay calaamado u noqon kartaa xanuunka gaaska, xanuunka xameetida, infekshanka caloosha ku dhaca, waxaa laga yaabaa in baaritaanandaada waxba laga heli haddii gaaskaaga uu yahay nooca acid-ka ee kugu badan, haddii aanan caloosha scan lagaa saarine xameetida dhibkeeda laguma ogaado baaritaan dhiig, kaadi iyo saxaro toona.
Qoraallo ku saabsan xanuunadaas aan kuu tilmaamay halkaan ka akhriso:
1- Infekshanka / Bukashada Caloosha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2150.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2150.0.html)
2- Xanuunka Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
3- Xanuunka Xameetida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5490.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5490.0.html)
4- Tiifowga Caloosha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,990.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,990.0.html)
Haddii aad faahfaahin dheeraad u baahan tahay waad na soo waydiin kartaa.