Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamuud115 on July 21, 2015, 07:33:50 AM
-
asc > muda bil ah ayaan qaata daawada tp da welina xanuun ayaan ka daremaya feeraha muda intee la eg ayuu xanuunka iiga dhaman karaa ?
-
labada bil ee ugu horrayso waad sii dareemi doontaa xanuunka feeraha kaa hayo, qufaca iyo xittaa neeftuurka ama daalka, cunno xumidane way sii jiri kartaa.
Ku dadaal in aad daawada sida saxda ah u qaadatid oo aad labada bilood ee hore u sabartid, waa haddii si sax ah daawada laguugu billaabay.
Badanaa labada bil ee hore markii ay dhamaato waxaa la filanayaa in bakteeriayda tb-da ay candhuufta ka dhimato oo aadan dadka kale qaadsiin karin.