Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on July 23, 2015, 01:07:14 PM
-
Waxan ku shaqeeyaa qaboob badan (meel mukeef uu ka dhex daaran yahay) dhakhtarka waxan weydiin lahaa Jirkeyga qaboobkaas badan ee ku dhacaayo, dhibaato muu ugeesan karaaa?
-
Haddii aadan isku dhigin mukayyefka adigoo qaawan ama qoyan sida soo qeubeestay ama dhididsan dhibaato ma keeno.
Maxaa yeelay markuu qofka dhidisan yahay ama uu soo qabeesto duleelada maqaarka way furan yihiin qofkane hawaadaa qabow ee ku dhacayso dhibaato ayay u geysan kartaa.
Iska ilaali in aad isku dhigtid mukayyafka ama aad hor jiifatid.