Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deqacadey on August 04, 2015, 11:43:27 PM
-
walalo waxa isku arkey afkeyga oo uurayo dhaqtar ban u tagey ilkaha ayuu iga barey wuxuna dhahey waxba kama qabtid ciladada malaha ilkahaga afkana wuu i uurayaa said maxan tahay ciladas maxanse sameeya talo i siiya walalo
-
Deqacadey, halkaan ka akhriso qoraal dhameestiran oo ka jawaabayo su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html)