Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sayid on August 14, 2015, 01:51:11 AM

Title: Su'aal: Kegel EXcise Ma dhabarkaa Loo jiifsanayaa?
Post by: Sayid on August 14, 2015, 01:51:11 AM

Asc aadbaan idin Salaamayaa dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh

* Waxaan doonayaa in layga jahli Saaro  marka la sameynayo jimicsiga kegel
MA DHABARKA AYAA LOO JIIFSANAYAA MISE BEERKA?
XUBNAHA LAGA SHAQAYSIINAYAA WAA KUWEE?
LUGAHASE SIDEE LA ODHANAYAA?

Waxaan idinka mahad celinataa  Sidaad bulshada uga habaq tirtaan adeega caafimaad alle idina khayr ha idin siiyo waanad mahadsantihiin?
Title: Re: Su'aal: Kegel EXcise Ma dhabarkaa Loo jiifsanayaa?
Post by: SomaliDoc on August 15, 2015, 12:22:43 PM
Sayid, halkaan ka fiirso sida Kegel Excercise loo sameeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3681.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3681.0.html)