Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Almis on August 16, 2015, 03:38:41 PM

Title: Su'aal: Baasha la cabo waxtar ma u leedahay caafimaadka qofka?
Post by: Almis on August 16, 2015, 03:38:41 PM
ASC WR WB  DHAMMAAN TAKHAATIIRTA SOOMAALIYEED ,  IYO HOWL WADEENADA WEBKAAN QIIMAHA  IYO FAA IIDADA LEH .
waxane ku raaba ine wax iga shegto baashada la caabo waa taar cafimadka qofka ma uu ledahye .
Title: Re: Su'aal: Baasha la cabo waxtar ma u leedahay caafimaadka qofka?
Post by: SomaliDoc on August 18, 2015, 01:04:50 PM
Baashada? ma ka bixin kartaa faahfahin dheeraad ah?
Title: Re: Su'aal: Baasha la cabo waxtar ma u leedahay caafimaadka qofka?
Post by: Almis on August 18, 2015, 02:06:08 PM
baashada waaa laga sameya sida ku war helayo buur ka ama waxana inta badane laga keena wadanka ethiopia oo sii ade uu isticmala wxna la keena iyada oo buudo ah taasi ooo hada deeganada somalidu laga isticmalo in badane .
Title: Re: Su'aal: Baasha la cabo waxtar ma u leedahay caafimaadka qofka?
Post by: SomaliDoc on August 18, 2015, 02:38:39 PM
marka ma la kariyaa sidii mushaarida oo kale mise waa la qasaa sidaa cabitaanada oo kale oo waa la cabaa?
magac kale ma leedahay? weli ma aanan fahmin baashada?