Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yaasir32 on August 18, 2015, 07:50:19 AM
-
WALALAH DHAKHATIIRTA ISKU HOWLAY HOWSHAN QIIMAH BADAN WAAM IDIN SALAMAY SALAN KA DIB.....
WAXAN RABAA IN LAGA JAWAABO SU'AAL BAAN WATAA IN MUDO AH ILAALI 3 BILOOD WAXAN ISKU ARKAY HABEENKII MARKII AAN SEEXDO AFKAGA WAXA IGA SOO YAACA WAX YAABO CADAAN AH OO IGA DHEGAN,,
1. CARABKA
2. DALQADA
3. DHAB XANAG
4. QOWLALKA
5. DHUUNTA HOOSE OO MAR MAR CODKA XABEEB AYUU I YEESHAA
WANA WAXA KU DHEGAN AFKA DHAN MARKA WAXAN DOONAYAA IN LA II SHEEGO WAXAS WAXA UU YAHAY AMA DAAWAD AAN U QADAN KARO.
-
Waxyaabahaas cadaanka in la arko ayaa fiican si loo ogaado waxa ay yihiin, waxay noqon karaa huuro ama bakteeriya afka ku samaysanto, waxaa dhici karto in ay cabeeb noqoto ama waxyaabo kalaba.
halkaan ka akhros qoraal ku saabsan "Cabeebka": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html)
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo arko astaamaha aad tilmaamaysid.