Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kafiya on August 19, 2015, 02:52:22 AM
-
Asc doc Suaal ayaan. Qabaa waxaan rabaa inaad iga jahil bixisaan xaas ayaan ahay cadadayda waxay iigudhacda bil walba Si sax bishii lasoodhafay waxaan helay 25/7/15 hadana waxaan isku arkay Dhiig 18/8/15 kale dhabar xanuun Iyo. Dhiig saaid marka manoqonkarta uur waayo wali dhaqtar umatagin igasoojawaba thanks ??
-
Caadada oo soo dagdagto uur ma noqon karto, waxaa dhici karto in uu khalkhal ku dhacay ama wareertay, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxa keeni karo arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html)