Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Noor Awdol on August 22, 2015, 03:02:38 PM
-
Asc dr calaacalahaa i olola markastaba waa mid ... Mida labaad Dr miskaha ayaa aad iixanuuna hadaan waxyar istaago mana foorarsankaro hadaan xoogaa faagnaado xanuun badan ayaan kadareema miskaha hadaan hal daqiiqo fadhiistana durba waankanafisaa idaayaa kaarka
-
Caacal ololka waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaa ka mid ah xanuunka gaaska, ka khriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
waxaa kaloo keeni karo fitamiin yarida, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html)
waxaa kaloo keeni karo waxyaabo kale oo badan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html)
Midda ku saabsan miska xanuunka, iyadane sidoo kale waxyaabo badan ayaa keeni karo, waxaa ka mid ah hadduu ifekshan dhinaca kaadida uu jiro, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html)
hadduu cillad lafdhabarta ay jirto ama neerfaha sinta, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html)
haddii cillad xagga lafaha jiro sida roomaatiisamka, riixa, lafobeelka, kaalsiyam yarida iyo dhibaatooyin kale intaba, sidaas awgeed waa muhiim in aad dhakhtar guud la xiriirtaa si loo ogaado cillada ku hayso waxa keenay.