Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on August 31, 2015, 03:56:34 PM
-
ASC DOCTORS WAXA LA ISO QORAY DAAWADAAAN
SPERMOTREND
WA KANIINI U KA KOOBAN YAHAY 90 XABO
O MAALINTI 1 XABO LA CUNAAAYO
I FAAHFAAAHIYA DAAWADAAAN
-
(http://www.e-kosmetika.lv/images/produkt_foto/Catalysis/spermotrend.gif)
Spermotrend waa daawo la sheego in ay kobciso shahwada ragga oo ka samaysan waxyaabo dabiici ah.
Daawooyinka waxtarkooda iyo waxyeelladooda waxaa lagu ogaadaa baaritaanno lagu sameeyay, waxaa jirta hal cilmibaaris oo lagu sameeyay daawadaan, taas oo ka dhacday wadanka Cuba, laakiin illaa iyo hadd lama haayo wixii jawaab ka soo baxay in ay waxtar leedahay iyo in kale.
In ay waxyeello keenayso iyo in kale sidaas awgeed, talo kaama siin karo.
Waxaadna ogaataa in cilmibaaristaan ay soo gabagabowday 4 sano ka hor.
-
GARTAY daawadan wa sax sawirka
Mida xigta doctor dhaqtar kale wuxu I dhahay waxaan ku qora cirbada marka ma aaadan kara cirbadaas iyo kaniniigaan
-
MAXAA IS LEEDIHIIN O KORDHIN KARO SHAHWADAYDA
-
Baaritaanada lagugu sameeyay inta aan daawada laguu qorin maxay ahaayeen? Cillada lagugu sheegayne maxay ahayd?
Si aan talo kuu siinno ama faahfaahin waxa ay noqon karto cilaldaada iyo waxa laga filan karo...
-
SAWIR SIDAAN U SO GALIYO AYAAN LA AHAY MOOYE WARQADA BAARITAANKA AYAAN SO DHIGI LAHA
-
Sawirka baaritaanka noogu soo dir Facebook page-keena message ahaan: https://www.facebook.com/HealthySomalia (https://www.facebook.com/HealthySomalia)
markaan helno, jawaabta halkaan ayaan kuugu soo qori doonnaa insha'llah.
-
FACEBOOK GA WAXAAN SO DHIGAY WARQAD JAWAAB O AH BAARITAAAN LA IGU SAMEEYAY
WAXAAN RABA IN LA II FAAHFAAAHIYO JAWAABTAAS IYO MAXA N ISTICMAALA CUNO
-
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan oo kale oo aad na soo waydiisay, fadlan dib ugu laabo jawaabtii hore: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5934.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5934.0.html)
Qoraalladaan kale waxay kaa caawinaayaan jawaabta ee ka faa'idayso:
Shahwo yarida iyo daawadeeda:
Qoraalka 1-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3284.msg10001.html#msg10001 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3284.msg10001.html#msg10001)
Qoraalka 2-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.msg6969.html#msg6969 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.msg6969.html#msg6969)
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan cunnada dabiiciga ah ee raganimada u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html)