Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on September 07, 2015, 09:51:22 AM
-
Asc walaalayaal, Ilkaheygu waa kuwo kala fog oo ma isku soo dhowa, dhakhtarka waxan weydiin lahaa:
Hadii an utago dhakhtarka Ilkaha oo ilkaheyga la isku soo dhodhoweeyo, dhibaato caafimaad miyaa iiga imaan karto ilkaas oo booskooda laga sikinaayo, malaga yaabaa ilkaheyga iney iga soo dhacaan waqti kadib.
mahadsanidiin.
-
Waxay ku xiran tahay space-ka u dhaxeeyo ilkahaaga inta ay la eg yihiin, haddii ay tahay wax la isku keeni karo iyo haddii la buuxin karo meelaha banaan, fadlan la xiriri dhakthar ilkaha isagaa talo kaa siin karo markuu ilkahaaga qiimeeyo xaaladooda.