Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mustafe M. Kaahiye on September 14, 2015, 10:00:16 AM

Title: Su'aal: Qanjo Xanuunka?
Post by: Mustafe M. Kaahiye on September 14, 2015, 10:00:16 AM
Asc Salaan Ka Dib

Doctor Waxaan ku weydiin lahaa waxaa jirta Gabadh walaashay ah oo qanjaha aad uga cabata. Xumad badan. Daal Badan. Garaac Badan. Wax Cunis la'aan. Markaa Sideen Ula Tacamilna ama ula tacaalnaa inta laga gaadhay goyn hadiiba ay suurta galtahay. Talo iyo tusaaleba waan kaa rabaa

Aadbaan u Mahadsantahay.
Title: Re: Su'aal: Qanjo Xanuunka?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2015, 01:34:56 PM
Qanjada haddii aad ka wadid quuman xanuun ama cuna xanuunka, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan arintaas oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html)

haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay ama su'aal ka qabtid qoraalkaas waad na soo waydiin kartaa.