Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan45 on September 17, 2015, 12:47:20 AM
-
asc dhakhaatiirta wakhtigooda qaliga ah noogu huray webkan inay nagala shaqeeyaab dhinaca cafimaadka su aashaydu wxay tahay caadka ama gapka sanka ka soo baxaa saamayn intee leeg ayuu leeyahay Mase keenaa in ay dhaguhu cuslaadaan qofka ama dhaga beelo mxaadse tallo siin lahaydeen wiil dhalinyaro ah oo ay dhaguhu cuslaaden ama si fiican waxba u maqlayn oo sanku cabudhsan yahay plz give us good information thanks my doctors
-
Waa maxay caadka ama gapka?
Fadlan faahfaahin ka bixi si aan u fahanno su'aashaada...