Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Malinda Nassah on September 18, 2015, 11:13:33 AM
-
Hawenida urine infection qabta uur ma leyan karta
-
Infekshanka aad tilmaamaysid ma kan kaadi mareenka ku dhaco mise kan ku dhaco xubnaha haweenka sida minka, tubooyinka iyo ugxan sidaha?
Hadduu yahay kan marinka kaadida ku dhaco sida kaadiheesta iyo kilyaha, uur saamayn kuma lahan laakiin hadduu midka kale yahay wuu saamayn karaa, heerka uu gaarsiisan yahayne way ku xiran tahay, haweenka qaarne wuxuu ka dhigi karaa madhalays.
Akhriso qoraalkaan ku saabsan infekshankaas iyo waxa ku badiyay haweenka qaar: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html)