Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamda84 on September 26, 2015, 12:59:46 AM

Title: Su'aal: Waab maxay CARDIOLIPIN?
Post by: Hamda84 on September 26, 2015, 12:59:46 AM
Asc wr br dhaman doctorada somalida ee dadkooda ka haqabtira su aaalaha xanuunada ku sabsan bacda salaan waxaan rabay in aan soo gudbiyo xanuun magaciisa la yidhaa oo anan fahmin wax yeeladiisa ama waxa uu yahay?
wakan xanuunkiina [CARDIOlLIPIN)
Title: Re: Su'aal: Waab maxay CARDIOLIPIN?
Post by: SomaliDoc on September 27, 2015, 12:29:06 PM
Waxaan filayaa in aad ka hadlaysid xanuun la dhaho: Antiphospholipd Syndrome, kaasoo ka imaan karo cillad ku timaado lid-jirka loo yaqaano "Anticardiolipin" si aad faahfaahin dheeraad u heshid, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1897.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1897.0.html)
Title: Re: Su'aal: Waab maxay CARDIOLIPIN?
Post by: Hamda84 on October 01, 2015, 09:38:53 PM
shukran walalaha wall wan kala reebay ee wakan isaga oo sida la igu qoray oo sadex magac u qaybsan xanuunkiii

Antibodies,Cardiolipin.SYNDROME
Title: Re: Su'aal: Waab maxay CARDIOLIPIN?
Post by: SomaliDoc on October 05, 2015, 11:20:32 AM
Waa sax waxaa la dhahaa "cardiolipin antibody syndrome" laakiin waxuu ka tirsan yahay ama ka sii farcamaa xanuunka aan kor kuugu sharaxay oo ah "antiphospholipid syndrome", sidaas awgeed labada magac waa loogu yeeri karaa cudurkaan inkastoo magaca aad tilmaantay laga caansan yahay maadaama uu farac hoose yahay.