Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on September 30, 2015, 02:16:39 AM
-
Asc dhamaan walaalahayga Waxaan dareemaa marks aan shaqo galo daal wadno xanuun aan sidaa u badneeyn iyo xidida madaxa oo ikaca iyo wareer wax igu cusub ma ahan oo markii aan garaafsaday shaqo markaan galo sidaan ayaan arki jiray in nerfaha ikacaan iyo tabar Dari badan lkn hada wadno xanuun ayaan dareema ila aan is dhaho adiga ruux shaqo loo uumayba ma tihid micnaha dulqaad yaradeeyda balwad waan leeyahay sugar iyo tubako lkn kabadan ma lihi inta aan dhaqtar tagin talk isiiya maxanse dhihi karaa IgA baar dhaqtaradeena Waa kuwo dabo kariix ah Waa inad adiga dhahdaa IgA bar wxaas
-
Fadlan la xiriir dhakhtar aqoon leh oo aanan u baahnayn in aad dhahdid wax iga baar, maadaama aad muddo xanuunsanayd, cabashadaaduan ay kala duwan tahay waa in uu dhakhtarku safiican kuu waraystaa, kadibne ku wiisiteeyaa, kadibne uu baaritaanka uu is leeyahay wuu la xiriiraa wuxuu kugu arkay waa inuu kuu diraa.
Laakiin haddii xanuuno gooni ah iga baar aad dhahdo waa waqti iyo qarash dhumis, jawaabta cudurkaagane sidaas laguma helayo.