Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Leyliina on October 16, 2015, 05:02:13 PM
-
Asalaam caleykum wlal..
Wxn ka cawanaya wadno xanun an isku arko mararka qaar waliba xiliyada habeenki ama marka kuleyyl an dareemo wadnaha si i xanuuno wa xanun ayar ayar ah gadaal usii jiitamaya dhor mar an sida noqdy mark dhaqtar la xiriiro HB geyga inu low yahy ayan oganayey mark dawoyin vitamino an qato wn fiicnan jiray balse hda Hbgeyga wa normal wadnahana wu i xanunaya...
-
Waxaa laga yaabaa in ay cillad kale tahay ee fadlan al xiriir dhakhtarkaaga si laguu baaro ama laguu wiisiteeyo.
Xanuuno badan ayaa keeni karo astaamaha aad tilmaantay.