Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuleyhanad on October 19, 2015, 09:16:18 PM

Title: Su'aal: waxan cunaa cidiyahayga ilaa markaan yaraa?
Post by: Zuleyhanad on October 19, 2015, 09:16:18 PM
asc drs waxan cunaa cidiyahayga ilaa maalinkaan caqliyaystay wax xanuuna miyay Keenan cunistoodu
Title: Re: Su'aal: waxan cunaa cidiyahayga ilaa markaan yaraa?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2015, 04:29:09 PM
Dhibaatada cidiyaha la cuno qoraal ku saabsan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5623.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5623.0.html)