Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamuud Cawil on October 22, 2015, 05:22:29 PM

Title: Su'aal: Xanuuno iswata?
Post by: Maxamuud Cawil on October 22, 2015, 05:22:29 PM
Waad mahadsantihiin dhakhaatiirta soomaaliyeed su,aashaydu waxay tahay xanuuno badan oo mar ugu bilowday inan hayey 2 sano dhakhaatii. Badan.oon.utagayna.waxba,iguma,sheegin,xanuunaduna,waxay kala,yihiin,sidan,laab,xanuun,madax,xanuun.qor,xanuun indho caad xanuun wata lugo xanuun gacmo xanuun laalabatooyinka oo ixanuuna qufac Badan wareer xanaaq Badan diiqad welwel wadna xanuun.wadna garaac.badan garbo xanuun.markay kaadi iqabato naqaska ayaa,iqabta laabta iyo lugaha.iyo. gamcaha. Iyo. Madaxa. Way ixanuunaan. Gaajadu. Lamid. Saxaradu. Lamid,xanuuno. Badana. Waa. Layga. Baadhay. Ayka mid. Yihiin. Gaas.tiibi.kalyo.xanuun. beer.xanuun.infakshanka.dhiiga. kalastarool.waxaa.kale.oo. kaysaray. Raajo. Laba. Jeer. Ultrasound. Laba. Mar. Ecg. Shan. Mar.iyo.mar.echo.ah.wax. xanuuna. Layguma. Sheegin.dhidid. badana waan leeyahay.kulayl.iyo.qabowba.35.jir. ayaan.ahay .maxay noqon karaan xanuunadasi. Inbadan.ookalena wayjiraan. Oonan sooqorin. Qoraalka. Oo dheeraday. Awgeed. Jawaab. Ayaan.idinka. sugaa lsha allah.waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Xanuuno iswata?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2015, 05:53:28 PM
Waxaa aad u fiican in lagu wareesto oo lagu wiisiteeyo si loo fahmo cabashadaadu ma wax physical ah baa oo jirka laga dareemayo mise waa wax dareen maskaxeed, macquul ma ahan in intaas adigoo dareemayo in baaritaan kasta sax noqdo waliba adigoo dhowr jeer sameeyay.

Fadlan la xiriir dhakhtar "physician" ah, waxaad u baahan tahay waraysi qoto dheer iyo examination sidaas oo kale ah inta aan baaris la gaarin.