Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on October 26, 2015, 05:37:28 PM

Title: Su'aal: Caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo?
Post by: Saleeban Axmed on October 26, 2015, 05:37:28 PM
jasaaklah khyr aadbaa u mhdsantihiin dhaqaatiirta cilmiga iyo caqligaba alle haydiiin siyaaadsho suaashyda maxay tahay caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo ama dhibaatoyinka uu keeeno si faaffahsan iiga jawaaba dadkyga ayaa qaad ku waashay aan ka wacyi galiyo
Title: Re: Su'aal: Caafiimaad darada qaadka laga dhaxli karo?
Post by: SomaliDoc on November 04, 2015, 11:16:31 AM
Horay ayaan uga hadalnay caafimaad darrada laga dhexlo qaadka ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1085.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1085.0.html)