Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on October 28, 2015, 04:06:45 AM

Title: Su'aal: Caruurta xabadka ma loo jiifin karaa?
Post by: Abdi21 on October 28, 2015, 04:06:45 AM
Walaalahayga caruurtayd waa bil iyo beryo caanaha marka la siiyo markiiba calool majiir ayaa qabta ooyin marka xabadka loo jiifiyo oo caloosha dhulka loo dhigo ayeey nafisaan oo hurdaan wax dhiba miyeey leedahay hadii sidaa loo jiifiyo intee saacadood ayaa sidaa loo jiifin karaa ama loo deeyn karaa ineey sidaa ahaadaan
Title: Re: Su'aal: Caruurta xabadka ma loo jiifin karaa?
Post by: SomaliDoc on November 04, 2015, 11:48:07 AM
Ilmaha xabadka loo jiifiyo dhibaato caafimaad uma keento laakiin akhriso qoraal ku saabsan calool majiirta caruurta iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5987.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5987.0.html)