Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ismac on October 31, 2015, 03:20:21 PM
-
Asc magacega wa Ismail AbdI
Waxa xanuun kadarema midhocirka hostiisa iyo kadi hesta kadida wa baray infection alagahelay dawa qatay wali wa jira xanuunkii wana mudo dheer waxu'iigu daranyahay markan socod dher sameyo ama banooni sherlock
-
Xanuun qeybta hoose ee caloosha waxaa keeni kara dhowr shay oo ay ka mid tahay infekshanka aad tilmaantay oo ku dhaca kaadi mareenka ama kaadi heysta, midda kale haddii aad daawo qaadatay taasi macnaheeda ma ahan in xanuunkii uu kaa baxay waxaa dhici karta in daawada aad qaadatay ay tayo yar tahay ama uu xanuunka adkaysi u leeyahay, waa in baaritaankii dib loogu celiyaa si loo ogaado in xanuunkii uu baxay iyo in kale.
Waxaa intaa sii dheer waxaad u baahan tahay in aad dhakhtar la xiriirtid si baaritaan laguugu sameeyo.