Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdiqani1988 on November 02, 2015, 07:27:54 PM

Title: Su'aal: Hurdo la'aan xiliga habeenkii?
Post by: Cabdiqani1988 on November 02, 2015, 07:27:54 PM
 asc   dhamaan waad  mahadsantihiin waxaan  rabaa in aan wax badan ka ogaado  arin  mudadan i haysate oo ah
hurdo la,aan . hurdada oo aad igu adag runtii hadaad mar tooso kuma laaban karo
waana mudo  3 mibool.
Title: Re: Su'aal: Hurdo la'aan xiliga habeenkii?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2015, 05:16:40 PM
Maalintii miyaa hurudaa? Mise nasataa?
Sedexdaa bilood maxaa kugu soo kordhay caafimaadkaaga ama noloshaada?
Ma welwel ama stress ayaa jiro?
Qaabkee iyo meeshii aad ku hurdi jirtay miyaa isbadalay?
Ma wax daawo ama daroogo ah miyaa isticmaashaa?
Subaxii ma shaqo tagtaa, shaqadane maxaa ku soo kordhay 3-da bilood ee aad hurdo la'aanta aad tahay?