Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on November 09, 2015, 02:13:26 PM

Title: Su'aal: Ilkaha dhiiga maxaa keena?
Post by: Kamaal on November 09, 2015, 02:13:26 PM
wan Ina salamay digtoorada sharafta leh ,waxaan isku arkay af dhiig ama in ilkaha dhiig iga imaado ayaga oo aan waxna dhibsan maxaa suurta galiyey dhiigaas
Title: Re: Su'aal: Ilkaha dhiiga maxaa keena?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2015, 05:14:09 PM
Cirid dhiiga waxaa badanaa keeno cudurka Yiridka ama Fitamiin yarida khaas ahaan fitamiin C-ga.
Akhriso qoraal ku saabsan xanuunka Yiridka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html)
Akhriso fitamiinada ka la duwan iyo cunnooyinka laga helo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html)